Baahin: Salaasa, Nov 01, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Kulan looga soo horjeedo keenidda ciidanka AMISOM ee Puntland oo ka dhacay Galkacyo; Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo soo dhaweeyey heshiis amni oo ay kala saxiixdeen Somaliya & Kenya; Qaraxyo khasaare gaystay oo ka dhacay Laascaanood; Gudd. gobolka Sool ee Somaliland ayaan waraysanay.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com