Aqoonyahan Cabdirisaaq Shirwac oo ka hadlay khilaafka Puntland iyo Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Cabdirisaaq Shirwac oo ka hadlay khilaafka Puntland iyo Somaliland (dhegayso)

Inkastoo ay degantahay xaaladda deegaanka Tukaraq oo shalay la wareegeen ciidamo katirsan Somaliland ayaa waxaa hadana si’aad ah la isku waydiinayaa w

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Inkastoo ay degantahay xaaladda deegaanka Tukaraq oo shalay la wareegeen ciidamo katirsan Somaliland ayaa waxaa hadana si’aad ah la isku waydiinayaa waxa xiligaan kusoo beegay weerarkaasi oo kusoo aaday xilli madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya uu ku suganyahay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Hadaba muxuu ka dhiganyahay weerarkan Tukaraq, maxay tahay waxa soo celcelinaya muranka gobolada Sool iyo Sanaag ee Puntland iyo Somaliland? Muxuu yahay xalka wax looga qaban karo muranka goboladan , su’aalahaasi iyo kuwa kale waxaan hordhignay aqoonyahan Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Cali Shirwac oo ka faalooda siyaasadda Puntland, kuna sugan magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: