Puntland oo dib u fasaxday isku socodkii Wadada Xiriirisa Garowe iyo Laascanood (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo dib u fasaxday isku socodkii Wadada Xiriirisa Garowe iyo Laascanood (dhegayso)

Puntland ayaa fasaxday iskusocodkii wadada xiriirisa Lascanood iyo Garowe ,kadib go’aan kaso baxay Madaxtooyada Puntland,waxaana xirir lasoo sameyaay Radio Daljir Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne. Guddoomiyaha Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in caawa wadadadas ay tahay mid ay ku safri karaan Gadiidka ka kala yimaada Gobalada Waqooyi ee dalka. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a54eb6c000100a5537efc29/Codka+Gudoomiyaha+gobolka+nugaal.mp3

Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga dalka
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Qatar AirWays oo Duulimaadyo toos ah maanta ka bilaabaysa Muqdisho

Puntland ayaa fasaxday iskusocodkii wadada xiriirisa Lascanood iyo Garowe ,kadib go’aan kaso baxay Madaxtooyada Puntland,waxaana xirir lasoo sameyaay Radio Daljir Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in caawa wadadadas ay tahay mid ay ku safri karaan Gadiidka ka kala yimaada Gobalada Waqooyi ee dalka.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: