Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Farmaajo oo ka hadlay Marxaladda Dalka (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Farmaajo oo ka hadlay Marxaladda Dalka (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho ku jooga Puntland ayaa kulan magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ay kuyeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo uu

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilkii Almaas Elman
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Jamaal iyo Xildhibaanimadiisa | Guurtida Dhahar maxay ka dheheen? (daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho ku jooga Puntland ayaa kulan magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ay kuyeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo uu shrigudoomiyay Madaxweynuhu maalin kadib markii uu ka soo dagay Magaalada Garoowe ayaa waxa auu ka hadlay Arimo badan oo quseeya Xalaada dalka soomaaliya .

Qudbad dheer oo uu ujeediyay Golaha Wasiirada uuna ku sugnaa goobta Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa waxa uu kaga hadlay Xaalada Siyaada dalka , Amniga Dhaqaalaha, Dagaalka Shabaab, Faragalinta dowladaha Shisheeye ee dalka Soomaaliya iyo arimo kale.

Hada nuxurkii Qubadii Madaxweynaha waxaa Warbixintan inooga diyaariyay Wariye Xasan Heykal .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: