Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Farmaajo oo ka hadlay Marxaladda Dalka (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Farmaajo oo ka hadlay Marxaladda Dalka (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho ku jooga Puntland ayaa kulan magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ay kuyeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo uu shrigudoomiyay Madaxweynuhu maalin kadib markii uu ka soo dagay Magaalada Garoowe ayaa waxa auu ka hadlay Arimo badan oo quseeya Xalaada dalka soomaaliya .

Qudbad dheer oo uu ujeediyay Golaha Wasiirada uuna ku sugnaa goobta Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa waxa uu kaga hadlay Xaalada Siyaada dalka , Amniga Dhaqaalaha, Dagaalka Shabaab, Faragalinta dowladaha Shisheeye ee dalka Soomaaliya iyo arimo kale.

Hada nuxurkii Qubadii Madaxweynaha waxaa Warbixintan inooga diyaariyay Wariye Xasan Heykal .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com