Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo xariga kajaray Garoonka Gen Maxamed Abshir Muuse Garowe (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo xariga kajaray Garoonka Gen Maxamed Abshir Muuse Garowe (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdyulaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u daah-furaya garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe ,kaas oo dhismihiisa soo socday. Waxaa munaasbaada daah-furka xafladda ku sugan Masuuliyiin katirsan Dowladda Federaalka ,Xildhibaano ,Wasiiro.Ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland ,waxaa sido kale ka qayb galaya qurbajoogta Puntland.

Martida Madasha: “Dawladu ma mudo kororsi bey rabtaa ?
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Imaaraatka Carabta oo ciidamadii u horeeyey u tababar dowladda faderaalka (sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdyulaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u daah-furaya garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe ,kaas oo dhismihiisa soo socday.

Waxaa munaasbaada daah-furka xafladda ku sugan Masuuliyiin katirsan Dowladda Federaalka ,Xildhibaano ,Wasiiro.Ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland ,waxaa sido kale ka qayb galaya qurbajoogta Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: