Xildhibaanad Fowziya Yuusuf  Xaaji : ” Soomaliya Good ayaay galaysa hadii shaqsiyaad dano gaar ah wato la tageero ”(dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanad Fowziya Yuusuf Xaaji : ” Soomaliya Good ayaay galaysa hadii shaqsiyaad dano gaar ah wato la tageero ”(dhegayso)

Xildhibaanad Fowziya Yuusuf Xaaji oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya,horeyna usoo noqotay Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa ka hadashay mar

Maxaa looga hadlay KulanKa Golaha Xukuumadda Puntland?
Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS: Baaq Ixtiraanka Go’aanka Baarlamaanka Galmudug (akhriso)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Boosaaso

Xildhibaanad Fowziya Yuusuf Xaaji oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya,horeyna usoo noqotay Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa ka hadashay marxaladda uu dalka maanta kujiro iyo siyaasiyinta Carqaladaynta ku haya dowladda curdanka ah ee Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

“Runtii dalku xor maahan Baddi ayaa la heesta Hawadi aya la heysan jiray Barigii sidoo kale,dhinacyo kala duwan ayaa dalka jooga Al-Shabaab dhinac ayay ka heestaan soomaaliya waxay waqtigaan joogtaa wan la qalay oo kale waayo waxa ay ku socotaa Wadada dagaalka ka socda Yaman oo kale ayay tiri xildhibaan Fowziya.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: