Dilaal xalay kadhacay Muqdisho iyo Maamulka Gobalka Banaadir oo si kulul uga hadlay (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaaliya todobaadyadii ugu dambeyaay waxaa kadhacayaay dilaal qorshaysan oo lagu qaadayo masuuliyin katirsan dowladda federaalka iyo dad shacab ah oo an waxba galabsan ,kuwaas oo bareer ah loogu dilayaay degmooyinka gobalka Banaadir.

Xalay waxaa xalay lagu dilay Degmadda Xamarweyne ee gobalka Banaadir labo wiil oo dhalinyaro ah ,kuwaas oo kooxo baastoolado ku hubaysan ay ku toogteen degmadaas,kadibna goobta ay ka baxsadeen.

Hadaba Guddoomiyaha gobalka Banaadir Taabit Cabdi oo Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa sheegay inay ka tacsiyadaynayaan dilkii xalay loo geeystay dhalinyaradaas ,isago sheegay in ciidamadda amaanka diirada saari donaan kooxaha ugaarsanaya shacabka.

Hoos kadhegayso codka Duqa Muqdisho


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com