Dallada PUNSA oo Garowe kusoo bandhigay shir ku saabsan Calaamadinta Xuduudaha Gobaladda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Dallada PUNSA oo Garowe kusoo bandhigay shir ku saabsan Calaamadinta Xuduudaha Gobaladda Puntland (dhegayso)

Dalladda ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn ee PUNSA ayaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku soo bandhigtay xeer la xiriira xud

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ciidamada Kenya oo ka baxay Baardheere
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Dalladda ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn ee PUNSA ayaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku soo bandhigtay xeer la xiriira xuduudaynta degmooyinka Puntland.

Kulanka soo bandhista waxaa ka qayb galay masuuliyin katirsan wasaaradda Arrimaha Guudaha maamulka degmadda iyo masuuliyada Dallada Puntland ,waxaana PUNSA ay daraasad kasamaysay calaamadinta Xuduudaha.

Warbixintan Garowe Waxaa kasoo jeedinaya Wariye Maxamed Lakiman

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: