Ururka Haweenka Sagaalka gobol ee Puntland oo ka hadlay Qorshahooda Sanadka Cusub (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Haweenka Sagaalka gobol ee Puntland oo ka hadlay Qorshahooda Sanadka Cusub (dhegayso)

Khadro Warsame Guddoomiyaha Haweenka Sagaalka gobal ee Puntland oo maanta Waraysi sinaysay Radio Daljir ayaa ka hadashay waxbqadka Sanadki tagay iyo

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika?
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)
Isimada Puntland oo deeq gaarsiiyay dadkii ku barakacay colaadii Dhumey (dhegayso)

Khadro Warsame Guddoomiyaha Haweenka Sagaalka gobal ee Puntland oo maanta Waraysi sinaysay Radio Daljir ayaa ka hadashay waxbqadka Sanadki tagay iyo qorshaha sanadkan Cusub.

Dhinaca kale waxay sheegtay in sanadki tagay ururka haweenka sagalka gobal ee Puntland ay qabteen macaawinaayin la siyaay dadkii abaarta soo barakicisay,waxayna sido kale sheegtay inay u gurmadaan oo quudiyaan dadka danyarta ah.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo ku sugan Xarunta Daljir Garowe ayeey u warantay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: