Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo Garowe kusoo wajahan (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo Garowe kusoo wajahan (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa la filayaa in bishan gudaheeda uu

Wasiirka dastuurka Puntland oo kahadlay shirarka dastuurka Soomaaliya ee Muqdisho (dhegayso)
PSF convoy targeted in IED attack in Bari region
ARDAA Xalqaddii 51aad: Doorashadda Galmudug (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa la filayaa in bishan gudaheeda uu soo gaaro Caasimadda Puntland ee Garowe.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qayb gali doona Furitaanka iyo 4-sano guuradii kaso wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku beegan 8 Jan 2018.

Khadro Warsame Jaamac oo ah Guddoomiyaha Haweenka sagaalka gobal ee Puntland oo Caawa Waraysi sinaysay Radio daljir ayaa sheegtay inay ka haween ahaan u diyaar garobeen soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo.

Guud ahaan Puntland siiba Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa laga dareemaya imaansha Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Xarriga kajari doona Garoonka Diyaaradaha Garowe oo dhismihiisa soo dhamaaday.

Hoos kadhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: