HomeUncategorized

Baahin: Isniin, Oct 17, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasiirka gaashaandhiga ee dawlada federaalka oo sheegay in ay ku hanweyn yihiin in ay Al-shabaab kala wareegaan gobollada koonfurta oo dhan; Khaliif Ajaaayo, wasiirka cadaalada ee Puntland oo rajo ka muujiyey hirgelinta heshiiskii xaafada Garsoor ee Galkacyo; Eng. Maxamed F. Adam, wasiirka kalluumaysiga oo sheegay in Puntland aaany awood u lahayn is-caabinta maraakiibta jiriifka, kana dalbaday gacan bulshada caalamka.

Caption ...

Maamulka Jubba oo Kismaayo ku soo bandhigay xubno dhalinyaro oo ka tirsan Al-shabaab
Nabddoono iska fogeeyay dibad-bax looga soo horjeedo heshiiskii Garowe
Diyaarad ka duushay Soomaaliya oo shil ku gashay garoonka Jomo Kenyatta.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: