Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xiisada kataagan Baladxaawo (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xiisada kataagan Baladxaawo (dhegayso)

Gudiga difaaca ee Golaha shacabka ee dowlada fadaraalka soomaaliya oo kulan aan caadi ahayn maanta kuyeeshay magaalada Muqdisho ayaa kadooday maanta xiisada kataagan magaalada balad xaawo iyo weerarkii loogaystay gurigii cabdi qaaybdiid maalintii shalay. Warbixintan Waxaa Muqdisho kaso diray Wariye Cabdulqaadir irshaad http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a492a66010100980d27f9ed/Warka+Gudiga+Difaaca+ee+Barlamaanka+ee++xadka+++sax+.mp3

WAXBARASHADII WAAYIHII KACAANKA, TAN MAANTA & TAN CASRIGA CUSUB
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Lacagta Shiling Somaaliga ah oo kuyaaratay Suuqyadda Sarifka Buuhodle (dhegayso)

Gudiga difaaca ee Golaha shacabka ee dowlada fadaraalka soomaaliya oo kulan aan caadi ahayn maanta kuyeeshay magaalada Muqdisho ayaa kadooday maanta xiisada kataagan magaalada balad xaawo iyo weerarkii loogaystay gurigii cabdi qaaybdiid maalintii shalay.

Warbixintan Waxaa Muqdisho kaso diray Wariye Cabdulqaadir irshaad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: