Dab khasaare geystay oo ka kacay goob Ganacsi Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Dab khasaare geystay oo ka kacay goob Ganacsi Boosaaso (dhegayso)

Baxaya Spar parts oo ah Xarunta lagu gaddo Qalabka Gawaarida ayaa caawa Fiidkii dab xoogan qabsaday,iyado halkaa hanti farabadan ay ku bas beeshay,waxaana xili dambe goobta dabku ka kacay gaaray gawaarida dab damiska ee dowladda Hoose. Warbixin Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a47ecb30a01005129c81293/Warbixinta+dabka+kakacay+goob+ganacsi+sax+.mp3

Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wakiilka Cusub ee OIC oo waraaqaha Aqoonsiga laga gudoomay
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir: “Shirkadaha Isgaarsinta Puntland uma hoggaansami karaan amarka DFS”

Baxaya Spar parts oo ah Xarunta lagu gaddo Qalabka Gawaarida ayaa caawa Fiidkii dab xoogan qabsaday,iyado halkaa hanti farabadan ay ku bas beeshay,waxaana xili dambe goobta dabku ka kacay gaaray gawaarida dab damiska ee dowladda Hoose.

Warbixin Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: