Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay Shaqsiyaadka Musuq Maasuqa sameeya (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay Shaqsiyaadka Musuq Maasuqa sameeya (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dhamaatay xilligii dadka shacabka ah xoog lacago aan sharci

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo kawarbixiyeey Shirka Madasha ee Kismaayo (dhegayso)
ARDAA Taxanaha 19aad: Sannadguuradii 1aad ee ARDAA

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dhamaatay xilligii dadka shacabka ah xoog lacago aan sharci ahaydn loogu qaadi jiray.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in cidii lagu qabtaa iyadoo shacabka lacago baad ah ka qaadeysa in talaabo sharci ah ay ka qaadayaan.

Dhinaca kale wuxuu sheegay inay la dagaalamayaan Musuq Maasuqa isla markaana ay cirib tiri donaan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: