Galmudug oo sheegtay inay qaadayso dagaal kadhan ah alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Galmudug oo sheegtay inay qaadayso dagaal kadhan ah alshabaab (dhegayso)

Hoggaamiyihii hore ee Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ahna madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa ku baaqay in

GAROOWE & Xubinta Sicirka iyo Suuqa | Sowda Beela
Khudbadda Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee Salaada Ciida ee Garoowe (Daawo)
BURTINLE: KASTAMKII DEGMADA OO LA DHAGAXDHIGAY (daawo)

Hoggaamiyihii hore ee Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ahna madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab.

Waxa isaga oo la hadlayay Boqolaal Ruux oo ku nool degmada dhuusa Mareeb uu sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed laga dulqaado cadawga Al-Shabb oo dhibaato ku haya dadka sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in iyagu uu qorshohoodu uu yahay in Maanta laga bilaabo la kordhiyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab maadaama ay korortay awoodooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: