Warbixin : Maalinta Ciidanka Booliska Somaliyeed (dhegayso)

HomeWararka

Warbixin : Maalinta Ciidanka Booliska Somaliyeed (dhegayso)

Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Gen. Kaahiye ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegatay Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waqtigaas oo ku beegan sanadkii 1943-dii ka hor Xuriyadii Soomaaliya. Hadaba Warbixin ka hadlaysa Taarikhda Ciidanka Booliska waxaa Boosaaso kasoo jeedinaya Wariye Xasan Heykal http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a3a7a7c020100fb62148c48/taariiqda+ciidanka+++sax+sax.mp3

Deeganka CALMADOW & Gabadh Daljir Joogto u Dhegeysata
Raysal Wasaare Khayre oo daah furay Imtixaanka Shahaadiga ee Muqdisho
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Gen. Kaahiye ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegatay Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waqtigaas oo ku beegan sanadkii 1943-dii ka hor Xuriyadii Soomaaliya.

Hadaba Warbixin ka hadlaysa Taarikhda Ciidanka Booliska waxaa Boosaaso kasoo jeedinaya Wariye Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: