Ganacsatada Khudaarta Gaalkacyo oo ka Cabanaya Maamulka Degmadda (dhegayso)

HomeWararka

Ganacsatada Khudaarta Gaalkacyo oo ka Cabanaya Maamulka Degmadda (dhegayso)

Ganacsata qudaarlayda magaalada Galkacyo ayaa ka cabanayaa dhul ay ha'ad udhistay in laga musuqmaasuqay,taas oo ku shegeen ganacsatada maamulka degmad

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo xil ka qaadis sameyeey
Madaxweynaha Puntland oo mataxtooyada ku qaabilay C/raxmaan C/shakuur (daawo)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Ganacsata qudaarlayda magaalada Galkacyo ayaa ka cabanayaa dhul ay ha’ad udhistay in laga musuqmaasuqay,taas oo ku shegeen ganacsatada maamulka degmadda arrintas dusha u sarayaan.

Gudoomiayaha qudaarlayda Maxamuud Cumar Cali oo nagu soobooqday Daljir Galkacyo ayaa sheegay in maamulka degmada Galkacyo ay ka gooseteen dhulkii loodhisay qudaarlayda.

Wuxuu sheegay in suuqaasi loo dhisay dadka danyarta ah,isla markaana hatan la doonayo in loo gacan galiyo dad gaar ah sida uu u sheegay Radio Daljir.

Wariye Shaafici Cabdulqaadir ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: