Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo xil ka qaadis sameyeey

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo xil ka qaadis sameyeey

Qoraal ka soo baxay Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu sheegay in xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh.

Guddiga ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka inuu ku tuntay sharuucda guddiga isla markaana uu guddoomiye ku xigeenka uu ku dhaqaaqay inuu dumiyo guddiga:

Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixnaa Guddoomiyaha guddiga iyo shan xubnood oo ka mid ah Guddiga doorashada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com