Madaxweyne Shariif Xasan oo Xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Shariif Xasan oo Xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare (dhegayso)

Warqad kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed shariif Xasan sheekh Aadan ayaa maanta xilka looga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda s

Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir,Garoowe (dhegayso)
Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabtay Muqdisho
Diyaarad nooca dagaalka ah oo ku soo dhacday dalka Yemen

Warqad kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed shariif Xasan sheekh Aadan ayaa maanta xilka looga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda sare Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax.

Guddoomiyaha xilka laga qaaday Maanta ayaa aqbalay Xil ka qaadista lagu samayaay,isago sheegay inuu soo dhawaynayo xil ka qaadistiisa.

Afhayeenka Maamulka Koonfur galbeed Nuuradiin Yuusuf ayaa ku dhawaaqaya Xil ka qaadista lagu sameyaay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: