Mareykanka oo sheegay sideed ka mid ah Al-shabaab inuu ku dilay Jubada Hoose

HomeWararka

Mareykanka oo sheegay sideed ka mid ah Al-shabaab inuu ku dilay Jubada Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqayn ay Jimcihii ka fuliyeen gobolka Jubada hoose lagu dilay sideed ka mid ah ururka Al-shab

Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay xasilooni la,aanta ka jirta Soomaaliya
Israa’iil oo duqaysay goobo ka mid ah caasimadda Suuriya ee Dimishiq
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo xilkii laga qaaday iyo khilaaf ka taagan

Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqayn ay Jimcihii ka fuliyeen gobolka Jubada hoose lagu dilay sideed ka mid ah ururka Al-shabaab.

Warqoraal ah oo kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay duqaynta inaan wax dhibaato loogu gaysan dadka rayidka uuna ahaa howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo AFRICOM.

Mareykanka ayaa intaasi ku daray inay sii wadi doonaan howlgalada ay ku baacsanayaan kooxda Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: