Daawo Sawiradda: Shacab Baddan oo Barxadda Garowe isugu soo baxay ,kadib Guushii Puntland

HomeWararka

Daawo Sawiradda: Shacab Baddan oo Barxadda Garowe isugu soo baxay ,kadib Guushii Puntland

Barxadda Garowe waxaa gordhawayd isugu soo baxay dadweyne Farabadan,kuwaas oo ku dabaal dagayaay Fagaaraha weyn ee Barxadda Garowe,waxaana ka muuqatay Shacabkan Xamaasad,kadib markii Puntland 1-0 kaga badisay gobalka Banaadir. Hoos kadaawo Sawiro an kasoo qaadnay Barxadda

Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe oo aad loo adkeeyey (dhegayso)
Madaxweynaha Hirshabelle oo Xalay Kulan Casho Sharaf Ah Laqaatay Xildhibaanada Dowladda Dhexe Ku Matala Hirshabelle
Puntland oo qaadacday Sharciga Doorashooyinka

Barxadda Garowe waxaa gordhawayd isugu soo baxay dadweyne Farabadan,kuwaas oo ku dabaal dagayaay Fagaaraha weyn ee Barxadda Garowe,waxaana ka muuqatay Shacabkan Xamaasad,kadib markii Puntland 1-0 kaga badisay gobalka Banaadir.

Hoos kadaawo Sawiro an kasoo qaadnay Barxadda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: