Guddoonka Waxbarashada Qardho oo ka hadlay Ardayda Waxbarashadda uga Harta Lacag la’aanta (dhegayso)

HomeWararka

Guddoonka Waxbarashada Qardho oo ka hadlay Ardayda Waxbarashadda uga Harta Lacag la’aanta (dhegayso)

Siciid Maxamed Faahiye Guddoonka Waxbarashadda Degmadda Qardho oo ka hadlayaay Munaasabad kadhacday qardho ayaa ka hadlay Ardayda danyarta ah ee Lacag

Xoghayaha Guud ee QM oo siyaasiyiinta & dowladda ugu baaqay wadahadal
Heshiis Sadex Geesood ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Siciid Maxamed Faahiye Guddoonka Waxbarashadda Degmadda Qardho oo ka hadlayaay Munaasabad kadhacday qardho ayaa ka hadlay Ardayda danyarta ah ee Lacag la’aanta uga harta waxbarashadda ,isagoo sheegay in arrintaas aysan ficnayn.

Faahiye ayaa sheegay in uu jeebkiisa ka bixin doono Fiiga Ardayga an awoodin in uu bixiyo lacagta iskuulka,isago sido kale ka hadlay Heerka waxbarashadda Gobalka Karkaar.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: