HomeUncategorized

Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad sugidda Puntland oo caawa lagu dilay Garoowe.

Caption ...

Baahin: Salaasa, 30 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo hambalyo u diray shacabka iyo dowladda Turkiga.
Warbixin Xasaasi ah oo laga soo Saaray Xaaladda Soomaaliya

Garoowe, Aug, 27 – Allaha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Garoowe Xirsi Jamac Dhangad oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka nabadsugidda ee Puntland xilli uu ka soo baxay masaajid salaaddii taraawiixda ka dib.

Dilkaan ayaa waxaa geystay rag bastoolado ku hubaysan oo baxsaday dilka ka dib, waxaana isla markiiba goobta shilku ka dhacay isku gadaamay ciidamada bileyska ee Puntland, mano jirto cid dilkaasi loo qabtay ilaa iyo hadda sida ay Radio Daljir u sheegeen laamaha amnigu.

Marxuunka ayaa isla caawaba lagu aasay qabuuro ku yaalla duleedka magaalada Garoowe, mana jiro ilaa hadda war rasmi ah oo la xiriira dilkan oo ka soo baxay dawladda Puntalnd.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: