Afhayeenka Jubbaland oo Daljir uga waramay Howlgalada kasocda Kismaayo (dhegayso)

HomeWararka

Afhayeenka Jubbaland oo Daljir uga waramay Howlgalada kasocda Kismaayo (dhegayso)

Afhayeenka Ciidanka Booliska Jubbaland Jaamac Axmed oo Waraysi Sinayaay Radio Daljir aya ka hadlay Amaanka Degaanadda Jubbaland iyo howlgalo ay wadaan

James Swan oo Madaxda dowladda u jeediyey farriin ku saabsan COVID 19
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Doorashooyinka 2021 (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Afhayeenka Ciidanka Booliska Jubbaland Jaamac Axmed oo Waraysi Sinayaay Radio Daljir aya ka hadlay Amaanka Degaanadda Jubbaland iyo howlgalo ay wadaan ciidamada Booliska ah.

Jaamac ayaa sheegay in maalmahan ciidamadda Amaanka Jubbaland howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo Ciidanka Amaanka ay kawadeen Degmadda Kismaayo,kaas oo lagula dagaalamayo dadka amni daradda ka shaqaynaya.

Afhayeenka ayaa sido kale Daljir uga waramay halku ku dambeyay murankii dhinaca dhulka ahaa ee kajiray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Maxamed Lakiman oo Jooga Daljir Garowe ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: