Shir looga hadlayay Qorshaha Horamarinta Guddiga doorashooyinka PL oo Garowe kuso dhamaaday (dhegayso+Sawiro)

Shir looga hadlayay Qorshaha Horamarinta Guddiga doorashooyinka PL oo Garowe kuso dhamaaday (dhegayso+Sawiro)

Gudiga Doorashooyinka Puntland oo soo gabagabeeyay shir saddex bari socday oo looga tashanayay qorshaha horumarinta gudiga doorashooyinka Puntland,kaas oo kaso qayb galeen Masuuliyiinta Guddiga iyo Madax kale.

Wariye Cabdxakiin Xuseen Xasan oo ku sugan Xarunta Shirka ayaa kawarbixiyaay Ujeedka Shirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com