Xubintii Ciyaaraha & Champions League: Indhaha Caalamka iyo Real Madrid fkf PSG? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha & Champions League: Indhaha Caalamka iyo Real Madrid fkf PSG? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Wareega 16aad ee Champions League ayaa bilaabanaya, isku-aadka kooxahana la isla meel-dhigay. Kulamadana w

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Champions League – PSG Il Gaar ah ku hay (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Wareega 16aad ee Champions League ayaa bilaabanaya, isku-aadka kooxahana la isla meel-dhigay. Kulamadana waxaa la saadaalinayaa in ay ugu xiiso bataan kulanka Real Madrid, oo difaaceysa horyaalka, iyo kan kooxda Paris Saint-Germain oo xiligan haysata weerarka ugu wanaagsan qaarada Yurub. Waxaa kale oo isku-soo-aaday Chelsea iyo Barcelona; Tottenham waxay la ciyaaraysaa Juventus oo ah horyaalka Talyaaniga.

Tartankii ciyaaraha gobolada dalka ayaa weli Muqdisho ka socda, xulka gobolka Banaadir ayaana iska xaadiriyay wareega afar dhammaadka koobkan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: