Wasaaradda Amniga DFS oo ka hadlay Qorshaha Amaanka ee Caasimadda (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Amniga DFS oo ka hadlay Qorshaha Amaanka ee Caasimadda (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Naasir Siciid Muuse oo shir jaraaid kuqabtay maanta Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaarada Amnig gudaha ee DFS ay dajisay sanadkan qorshe balaaran oo lagu sugayo Amniga dalka 5ta sano ee soosocota. Wasiirka oo arimahaasi kahadlayana waxaa hadaladiisii kamid ahaa. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2c0539040100c464bd71bf/wasiirka+.mp3

Howlgalo Amaanka Lagu Xaqiijinayo oo laga Bilaabay Muqdisho (Daawo)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Sicir Bararka Turkiga Ayaa Gaadhay 36% Isagoo Ku Soo Dhawaaday Heerkii Ugu Sareeyey Mudo 20 Sano

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Naasir Siciid Muuse oo shir jaraaid kuqabtay maanta Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaarada Amnig gudaha ee DFS ay dajisay sanadkan qorshe balaaran oo lagu sugayo Amniga dalka 5ta sano ee soosocota.

Wasiirka oo arimahaasi kahadlayana waxaa hadaladiisii kamid ahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: