Wasaaradda Amniga DFS oo ka hadlay Qorshaha Amaanka ee Caasimadda (dhegayso)

Wasaaradda Amniga DFS oo ka hadlay Qorshaha Amaanka ee Caasimadda (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Naasir Siciid Muuse oo shir jaraaid kuqabtay maanta Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaarada Amnig gudaha ee DFS ay dajisay sanadkan qorshe balaaran oo lagu sugayo Amniga dalka 5ta sano ee soosocota.

Wasiirka oo arimahaasi kahadlayana waxaa hadaladiisii kamid ahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com