Guddoomiye ku Xigeenkii Degmadda Xaafun oo Geeriyooday (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye ku Xigeenkii Degmadda Xaafun oo Geeriyooday (dhegayso)

Gudoomiye kuxigeenkii degmada Xaafuun ee gobolka karkaar Maxamuud muuse Bhaley ayaa maanta lagu aasay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntla

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo lakulmay madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni (Sawiro)
DAREEN 27aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)
Guddoomiyaha golaha Shacabka oo doorashada Madaxweynaha kala hadlay Safiirka Uk

Gudoomiye kuxigeenkii degmada Xaafuun ee gobolka karkaar Maxamuud muuse Bhaley ayaa maanta lagu aasay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland kadib markii rasaas uu furay taliyihii degmada xaafuun uu ugeeriyooday .

Arintan ayaa lasheegay in ay sababtay kadib markii gudoomiyaha uu dhax dhaxaadin ugalay muran dhaxmaray taliyaha iyo haweenay goob ganacsi kuhaysatay degmada oo ay taliyaha is afdhaafeen.

Taliyii degmada ee falkan gaysatay ayaa markiiba gacanta lagu dhigay waxaana lootaxaabay xabsiga.

Hadaba si aan faah faahin ugahelno sida ay wax udhaceen ayaan waxaan ka waraysanay Nabadoon Cabdi soya Qadan , Wariye xasan heykal ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: