Madaxwayne Farmaajo oo markii labaad booqanaya wadanka Masar

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo markii labaad booqanaya wadanka Masar

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kusii jeeda wadanka Masar oo uu uga qaybgeli doono shir ganacsiga Afrika

DAREEN 14aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Odayaasha Xeraale oo Kaso horjeestay Shirka Galmudug iyo Ahlusunna u socda (dhegayso)
GAALKACYO & AFKAARTA Dadweynaha go’aanki xalay ee ay soo sareen qaar kamid ah Issimadda Puntland

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kusii jeeda wadanka Masar oo uu uga qaybgeli doono shir ganacsiga Afrika looga hadlayo oo ka furmaya magalaada Sharma’ Sheekh.

Shirkan ayaa socon doona 7 illaa 9 December, sidoo kale waxaa ka qaybgali doono madaxwaynayaal badan oo Afrikaan ah oo shirkan lagu casuumay.

Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqashadiisan oo bixin doono todobaadkan waxaa ay noqonaysaa tii labaad ee uu ku tago dalka Masar.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0