Madaxwayne Farmaajo oo markii labaad booqanaya wadanka Masar

Madaxwayne Farmaajo oo markii labaad booqanaya wadanka Masar

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kusii jeeda wadanka Masar oo uu uga qaybgeli doono shir ganacsiga Afrika looga hadlayo oo ka furmaya magalaada Sharma’ Sheekh.

Shirkan ayaa socon doona 7 illaa 9 December, sidoo kale waxaa ka qaybgali doono madaxwaynayaal badan oo Afrikaan ah oo shirkan lagu casuumay.

Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqashadiisan oo bixin doono todobaadkan waxaa ay noqonaysaa tii labaad ee uu ku tago dalka Masar.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com