Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa kasoo horjeestay heshiiskii ay kala saxiixdeen Galmug iyo ahlu

Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo gaaray Caasimadda Turkiga ee Ankara
Madxaweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Xarfo.
Howlgal amaanka lagu xaqiijinayo oo laga dareemayo Baladweyne

Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa kasoo horjeestay heshiiskii ay kala saxiixdeen Galmug iyo ahlusunna,kaas oo caawa kadhacay Xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin heshiiska caawa lasaxiixay islamarkaana ay ka digayaan dhibaatada katimaada heshiiskaas waa siday hadalka udhigeeen.

Xildhibaanada ayaa sheegay inaysan Galmudug u cuntamin heshiiskaan,isla markaana Xildhibaan ka ahaan Fadhi an caadi ahayn ka yeelan donaan Heshiiskaas.

Hoos kadhegays Codadka Xildhibaanada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: