HomeUncategorized

Baahin: Axad, Jul 31, Weriye C/fitaax G. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. 41 maxbuus oo cafis M/weyne lagu siidaayey; Weriye Faysal Boston oo isna la siidaayey; Tiro rag ah oo labisan dirayska ciidanka federaalka ah oo la qabtay; Col. Bariise ayaan ka waraysanay; Warbixin: qabanqaabada xuska 1-da Ogoosto – Buuhoodle, Buurtinle, Bossaso, Qardho, Galkacyo & Garowe.

Caption ...

DHEGEYSO-Warbixin cida ka hadlaysa xaaladaha ammaan ee Muqdisho oo laysku haysto.
Ra?iisul-wasaare Saacid oo xafiiskiisa ku qaabilay ururada bulshada rayidka ah ee Moqdisho.
Madaxwayne kuxigeenkii hore ee Puntland oo soo dhoweeyay shirkii wadatashiga ee lagu soo gabagabeeyay Garoowe.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: