Wafdi Kasocda Midowga Yurub oo Booqday Wasaaradda Gaashindhiga Somaaliya (dhegayso)

Wafdi Kasocda Midowga Yurub oo Booqday Wasaaradda Gaashindhiga Somaaliya (dhegayso)

Wafdi balaaran oo kasocday midowga Yurub ,xubno katirsan gudiga difaaca ee Baarlamaanka soomaaliya iyo wasiirka gaashaandhiga ee soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad dib loogu furaayay xarunta wasaarada Gaashaandhiga ee soomaaliya.

sidoo kale wafdiga ayaa daahfuray mashruuca kobcinta iyo kor uqaadista korjoogteenta madaniga ah.

Gudoomiyaha Gudiga difaaca baarlamaanka soomaaliya iyo wasiirka Gaashaandhiga ayaa madasha kahadlay iyo xunihii ka socday Midowga yurub

.http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a26bc66000100b44565a75a/codadka++midowga+yurub+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com