Maamulka Gobalka Karkaar oo ka Shirkay Hormarka Gobalka & Amniga (dhegayso)

Maamulka Gobalka Karkaar oo ka Shirkay Hormarka Gobalka & Amniga (dhegayso)

Maamulka gobalka Karkaar iyo kan degmadda Qardho ayaa maanta ka shiray hormarka kajira Magaaladda iyo sidi lo hormarin lahaa,waxaana sido kale kulanka looga hadlay xaalada Amaan ee Gobalka.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Kaso diray qardho

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0