Manchester United oo 3-1 ugu tabarsheegatay Arsenal (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Manchester United oo 3-1 ugu tabarsheegatay Arsenal (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester United ayaana u tabar sheegata

Dhammaan Kulamada Caawa iyo Galabta Laga Ciyaari Doono Qaaraadda Yurub.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester United ayaana u tabar sheegatay Arsenal oo ay marti ugu aheyd garoonka Emirates Stadium.

Dhanka horyaalka Spain, kooxaha Barcelona iyo Real Madrid labaduba waxay la kulmeen taako aysan filaynin iyo barbardhac, hadana waxaa la sugayaa kulanka ay la ciyaari doonaan to kooxda Valencia oo soo yarayn doona farqida dhibcaha ay Barcelona ku hogaaminayso horyaalka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

           

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: