Dowladda Somaaliya oo Xaqiijisay in Ciidamadda Dowladda Somaliya la Wareegen degaano dhowr ah

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo Xaqiijisay in Ciidamadda Dowladda Somaliya la Wareegen degaano dhowr ah

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda federaalka ay Saaka la wareegeen Deegaanka

Tahriibayaal horleh oo gaaray xeebaha dalka Talyaaniga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka jawaabay cabasho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda.
DAREEN 31aad: Abaaraha Soomaaliya iyo Saamayntooda (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda federaalka ay Saaka la wareegeen Deegaanka Baladul-Amiin oo Hoos taga Degmada Wanla weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Injireen Yariisow ayaa ku yiri war uu soo dhigay Bartiisa:- “Ciidanka Xooga Dalka ayaa saakay howlgal ay ka fuliyeen deeganka Baladul-Amiin oo hoostaga degmada Wanlaweyn ka sifeeyey maliishiyaadkii argagaxisada Al-Shabaab”.

Ciidamada Dowladda ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka wada Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe oo Maamul ahaan Hoos taga Koofur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: