Dad ku barakacay dulqaymaha Shabeellooyinka oo gaaray duleedka Muqdisho dhegayso)

HomeWararka

Dad ku barakacay dulqaymaha Shabeellooyinka oo gaaray duleedka Muqdisho dhegayso)

Badi dadkii ku dhaqnaa deegaanka Basra ayaa ka qaxay kadib markii mudooyinii danbe duqaymo ay ka dheceen halkaasi. Kadib markii ciidammada dawladda o

Trump, Sacuudi Carabiya, Heshiiska $350ka Bilyan, Yemen, Iran & Walaac Biloow ah
Al-shabaab oo weerarkii Ciidamada madaxtooyada usoo xirtay tuutaha ciidamada
Xasan Jabhad: “Waa nala haystaa nala gumeystaa halgan baa nagu waajiba … Mustafe asna carada ha ka koro oo dadka ha hoggaamiyo” (dhegayso)

Badi dadkii ku dhaqnaa deegaanka Basra ayaa ka qaxay kadib markii mudooyinii danbe duqaymo ay ka dheceen halkaasi. Kadib markii ciidammada dawladda oo ay taageraayaan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Maraykan ah ay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen deegaanadaasi.

Qaar kamid ah dadka deegaanka Basra oo iminka jooga duleedka Muqdisho ayaA Radio Daljir uga xog waramay xaaladooda.

Qoysaska badankood ayaa ka soo qaxay tuulada Basra oo ku taala halka ay iska galaan labada gobol ee Shabeelle.
.
Zubeyr Shiikh Cabdi ayay uga warameen dadkaasi xaalka noloshooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0