HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Jul 06, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Ururka suxufiyiinta Somaliya (NUSOJ) & kan Puntland (MAP) oo si wadajir ah oo beeniyey in weriye Faysal Boston loo masaafurinayo Ethiopia; Afartameeyo ganacsato ah oo lagu xiray degmada Caabudwaaq, Galgaduud; Warbixin ku saabsan nin Somali ah oo lagu soo oogay falal argagixisnimo; Waanwaan laga dhex wado 2 ardaa oo ku dagaalamay gobollada Mudug & Galgaduud.

Caption ...

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo Maanta Xilka kula wareegay Bosaaso
War saxafadeed: Mawqifka Golaha Qurbajoogta Puntland ee Dagaalka Karin iyo Colaada GalGala.
Maamulka deegaanka dhabbad ee gobolka Galguduud oo ka hadlay saamaynta dhawaan ka dhacay deegaanka.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: