Guddoomiyaha Degmadda Boocame ee Gobalka Sool oo Ka Hadlay Cafimaad Darro Kajirta Boocame

HomeWararka

Guddoomiyaha Degmadda Boocame ee Gobalka Sool oo Ka Hadlay Cafimaad Darro Kajirta Boocame

Maamulka degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa qaylo dhaan kasoo saaray xaalad caafimaad daro oo lasoo deristey bulshada ku dhaqan Boocame iyo inka ba

Turkiga oo Somaaliya ka taageeraya horumarinta Boosatada dalka
Deni oo La Kulmay qaar kamid ah bulshada kasoo jeeda gobolada Maamulka Koonfur-galbeed (Daawo)
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay dhimista ciidamada ATMIS

Maamulka degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa qaylo dhaan kasoo saaray xaalad caafimaad daro oo lasoo deristey bulshada ku dhaqan Boocame iyo inka badan 15 tuulo oo hoos yimaada.

Cudurada oo ay ugu daran tahay Jadeecadu ayaa waxaa u jiifa hadda ilaa 40 qof iyadoo ay jiraan 3 qof oo todobaadkan gudihiisa cudurka jadeecada u dhintay, gudoomiyaha golaha deegaanka Boocame Xayle Xasan Shire ayaa Radio Daljir uga waramay arintaasi.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: