Qarax kadhacay Duleedka magaalada Muqdisho

HomeWararka

Qarax kadhacay Duleedka magaalada Muqdisho

Weerar ismiidaamin ayaa kadhacay duhurnimadii maanta deegaanka Waydow oo ku yaal duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo katirsan Midowga Afrika oo ka yimid magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya hal qof inuu ku geeriyooday qaraxa kaasi oo ay sheegeen inuu ahaa ruuxii weerarka fuliyay.

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado gaaray (Sawiro)
Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay isbitaalka guud ee Qardho (dhegayso)
Dawladaha Soomaaliya iyo Hindi oo Heshiis is Afgarad ah gaaray

Weerar ismiidaamin ayaa kadhacay duhurnimadii maanta deegaanka Waydow oo ku yaal duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo katirsan Midowga Afrika oo ka yimid magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya hal qof inuu ku geeriyooday qaraxa kaasi oo ay sheegeen inuu ahaa ruuxii weerarka fuliyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: