Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay isbitaalka guud ee Qardho (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay isbitaalka guud ee Qardho (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka dhagaxdhigay qayb cusub oo lagu soo kordhinayo isbitaalka guud ee magaalada Qardho.

Maamulka gobolka, degmada iyo dadwayne ayaa kusoo dhoweeyey Qardho, waxaana uu sheegay dowladda inay horay mashaariic uga waday magaalada Qardho ayna sii socon doonaan.

Hoos kadhegayso Maxamuud Fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com