Daawo Sawiradda: Dareenka Shacabka Hadaaftimo oo dhigay dibadbax Doorashadda Somaliland looga soo Horjeedo

HomeWararka

Daawo Sawiradda: Dareenka Shacabka Hadaaftimo oo dhigay dibadbax Doorashadda Somaliland looga soo Horjeedo

Shacabka Magaaladda hadaaftimo ee gobalka Sanaag ayaa maanta kasamayaay magaaladda dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo doorashooyinka maamulka Som

Soomaali geel ku dhaqda baadiyaha dalka Australia oo Daljir kula hadlay Garoowe
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 16-JUNE-2022

Shacabka Magaaladda hadaaftimo ee gobalka Sanaag ayaa maanta kasamayaay magaaladda dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo doorashooyinka maamulka Somaliland oo ay shacabka ku diidanayaan xadgudubka Somaliland ee dhulka Puntland.

Shacab farabadan oo wata calanka Buulaga ah ee Somaaliya ,iyo kan Puntland waxayna ku dhawaaqayeen erayo lidi ku ah maamulka somaliland oo maanta qabtay doorashadda madaxweynaha Maamulka somaliland,iyado ilaa sadex musharax ay ku tartamaya kursiga madaxweynaha Somaliland.

Hoos kadaawo sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: