Daawo Sawiradda: Dareenka Shacabka Hadaaftimo oo dhigay dibadbax Doorashadda Somaliland looga soo Horjeedo

Daawo Sawiradda: Dareenka Shacabka Hadaaftimo oo dhigay dibadbax Doorashadda Somaliland looga soo Horjeedo

Shacabka Magaaladda hadaaftimo ee gobalka Sanaag ayaa maanta kasamayaay magaaladda dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo doorashooyinka maamulka Somaliland oo ay shacabka ku diidanayaan xadgudubka Somaliland ee dhulka Puntland.

Shacab farabadan oo wata calanka Buulaga ah ee Somaaliya ,iyo kan Puntland waxayna ku dhawaaqayeen erayo lidi ku ah maamulka somaliland oo maanta qabtay doorashadda madaxweynaha Maamulka somaliland,iyado ilaa sadex musharax ay ku tartamaya kursiga madaxweynaha Somaliland.

Hoos kadaawo sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com