Siyaasi Cabdulaahi Yeey:: “Puntland Waa Qasab inay Difaacdo Xuduudeda iyo Dadkeedaba “(dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cabdulaahi Yeey:: “Puntland Waa Qasab inay Difaacdo Xuduudeda iyo Dadkeedaba “(dhegayso)

Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Yuusuf (Yeey) oo kamid ah Siyaasiyinta Puntland eee kunool dalka dibadiisa ayaa Warasyi uu caawa Sinayaay Radio Daljir ayuu

Jublanad oo ka hadashay Nabadoon xalay lagu weeraray Kismaayo (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Hodan Sulub Diini (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Yuusuf (Yeey) oo kamid ah Siyaasiyinta Puntland eee kunool dalka dibadiisa ayaa Warasyi uu caawa Sinayaay Radio Daljir ayuu uga hadlay xadgudubka Somaliland ee dhulka Puntland,isagoo sheegay in Puntland Mar walba difaacayso xuduudaha iyo shacabka gobaladda Sool,Sanaag iyo Cayn.

Yeey ayaa sido ka Hadlay Hanjabaad kasoo yeertay Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Maamulka Somaliland ,kaas oo ku aadana in dagaal ay la galayaan Puntland hadii Puntland ay Carqaladayso doorashooyinka kadhacaya Somaliland.

Siyaasiga Waxaa Khadka Taleefanka ku Wwaraystay Wariye Jamaal Faarax Aadan

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Waaaruntiis siyaasiga hadalka uukudhawaaqay kakacafadhiga madaxda puntland kanhortaga cadawgiina jihokastaudinkajooga guuul iyo gobinimo aaammmmiiiinnnn:

DISQUS: