Waxgaradka Puntland oo Afka Furtay Kana Hadlay Xaaladda Gobalka Sanaag & Muranka Dekadda Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Puntland oo Afka Furtay Kana Hadlay Xaaladda Gobalka Sanaag & Muranka Dekadda Bosaaso (dhegayso)

Garaad Cabdullaahi Garaad Maxamuud Garad Dacar oo kamid ah Isimmada Puntland iyo Aas aasayaashii Puntland oo idaacadda Daljir waraysi siinayay ayaa wa

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele & DFS (Akhriso)
MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY MATXAFKA QARANKA

Garaad Cabdullaahi Garaad Maxamuud Garad Dacar oo kamid ah Isimmada Puntland iyo Aas aasayaashii Puntland oo idaacadda Daljir waraysi siinayay ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda guud ee Puntland sida xaaladda dekada Boosaaso ,Doorashada somaliland gobollada Sool iyo Sanaag iyo saami qayb-siga beelaha Puntland oo qaarkood saluug ay ka muujieen .

Dhegayso Axmed Sheekeeye oo Garoowe jooga ayuu u warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: