Hooyo Uur leh iyo Wiil ay dhashay oo ku geeriyooday Roob  ka da’ay  Degmadda Ufayn ee Gobalka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Hooyo Uur leh iyo Wiil ay dhashay oo ku geeriyooday Roob ka da’ay Degmadda Ufayn ee Gobalka Bari (dhegayso)

Gudoomiyaha degmadda Ufayn e Gobalka Bari Cali Jaamac oo Waraysi sinayaay maanta Radio daljir ayaa ka hadlay rooob lixad leh ,isla markaana khasaare

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashadda Daljir| Wariye Hodan Cabdirisaaq | Daljir Garoowe
Guddiga doorashooyinka Qaran oo Boosaaso kula kulmay Haweenka gobalka Bari (dhegayso)

Gudoomiyaha degmadda Ufayn e Gobalka Bari Cali Jaamac oo Waraysi sinayaay maanta Radio daljir ayaa ka hadlay rooob lixad leh ,isla markaana khasaare geeystay oo ka da’ay tulooyin hoos yimadaa degmadda Ufayn ee gobalka bari ,iyado wali roobkas uu socdo.

Gudoomiye Jaamac ayaa Daljir u xaqiijiyaay in hooyo uur leh iyo wiil ay dhashay ay ku dhinteen roobkaas ka da’ay Degmadda ufayn iyo tulooyinka ku hareeraysan kadib markii uu qaaday daad xoogan.

Dhegayso waraysiga Gudoomiyaha

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: