Xubintii Ciyaaraha: Man Utd oo Raajicinaysa Samuel Umtiti (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Man Utd oo Raajicinaysa Samuel Umtiti (dhegayso)

 Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Kooxda Manchester United ayaa doonaysa in ay la soo wareegto Samuel Umtiti, daafaca Barcelona, wada xaajo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

 Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kooxda Manchester United ayaa doonaysa in ay la soo wareegto Samuel Umtiti, daafaca Barcelona, wada xaajoodna la gasho kooxda Barca.

Tababaraha kooxda Real Madrid, Zinedine Zidane, ayaa ku rajaqaba in uu dhibka kooxdiisa xal u noqon karo ciyaaryahanka kooxda Chelsea, Eden Hazard, waa marka suuqa kala-iibsiga ciyaartoyda uu dib-u-furmo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: