Barlamaanka Puntland oo Dood Kulul ka yeeshay Amaanka Xuduudaha Puntland & Faragalinta Somaliland (dhegayso)

Barlamaanka Puntland oo Dood Kulul ka yeeshay Amaanka Xuduudaha Puntland & Faragalinta Somaliland (dhegayso)

Barlamanka Puntland oo ku guda jira kalfadhigoodi 44 aad ayaa maanta yeeshay kulan an caadi ahayn iyago ka hadlay amniga xuduudaha Puntland iyo dandaansiga Maamulka somaliland ee dhulka Puntland.

Somaliland ayaa malmihii ugu dambeyeey kawadday qaybo kamid ah dhulka Puntland gaar ahaan sool iyo sanaag dhaq dhaqaaqyo ku aadan doorashada kadhacaysa Somaliland.

Xildhibaanada ayaa dood adag ka yeeshay Arimaha amniga xududdaha ,iyago sheegay in masuuliyinta iyo saraakisha Ciidamadda ee ku sugan gobaladaas ay gabeen shaqadoodi.

Barlamaanka Puntland ayaa Gudi u saaraya xaaladda amni ee Xuduudaha Puntland iyo dhaq dhaqaaqa Maamulka Somaliland uu kawada dhulka Puntland.

Maalmo kahor ayeey ahayd markii Masuuliyin katirsan xisbiyadda somaliland ay gareen degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool iyo qaybo kamid ah Gobalka sanaag

dhegayso codka Xildhibaanada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com